waxaa la ogeysiinayaa dhamaan waalidiinta deggan Leicester in ay ka soo qeyb galaan kulan muhiim ah oo wax tar u ah dhalinyarada da’doodu u dhaxeyso 11-18 sano.
waxaa kulanka ku marti qaadnay madaxa xarunta tababarka dhalinyarada ee ku taal cathrine street oo noo sharixi doona wax yaalaha ay ka caawiyaan dhalinyarada gabdho iyo wiilalba. waxaa ka mid ah in labaro:

  •  Xirfadaha muhiimka u ah nolosha sida
  • -gaartiga ciidamada
  • -ilaalinta wakhtiga iyo edaabta asaasiga ah
  • -karinta cuntada
  • -gargaarka degdega ah
  • -u kaalmeynta dadka tabaaleysan iwm.
    hadii  aad rabto in aad ka qeyb qaadato fadlan la soo xiriir telefonka Xarunta SOCOPA  01162628632 ama 07853290875. Hadii aad daneynayso si degdeg ah ula xiriir si aysan kaaga buux samin. www.socopa.org.uk