Waxaan ogeysiineynaa dhamaan waalidiinta ama qofkii
daneynaya in uu wax ka ogaado sida ay suurta gal u tahay in uu korsado ama
koriyo ilmaha ama carruurta waadlid la’aanta aha ama waalid kood Dawladdu ka
qaadatay. Hadaba waxaa jira wacyi galin la xiriirta arrintaas oo dhici doonta
maalinta Arbacada 10ka April 2019.

Goobta ay ka dhaceyso waa:

St.Matthews Neighbourhood Centre 10 Malabar
Road LE1 2PD.

Saacadu waa: 10:30 Am -12 PM.

Taariikhda: 10-04-2019.

 waxaa dhamaan la
idinka codsanayaa in aad fariintaan isgaarsiisan aadna ka soo qeyb gashaan.

Si aad uga hortagtaan in ubadka somalida iyo Muslimiinta
ah aan gacanta loo galin dad dhaqan, luuqad iyo diinba ka duwan.

Waxaa imaanaya oo war bixin idin siinaya xubno ka socda Leicester
City Council qeybta caruurta iyo qoysaska. 
Waxaad wax ka ogaan doonta noocayadda kala duwan ee ilma korsashadda iyo
shuuruudaha laga rabo qofka daneynaya in uu korsado ilmo uusan dhalin adiga oo
shaqo ka dhiganaya.

All interested families, individuals who want to become
recognised and registered foster, adoption and Independent visitor with
Leicester City Council are invited to join us on the 10 April 2019 at St.
Matthews Neighbourhood Centre.

Time: 10:30 Am- 12: noon

Date: 10-04-2019

If you love and enjoy looking after children, it may be something
that you are looking for to consider.

Waxaa soo abaabulay barnaamijkan oo  iska kaaashaday Leicester City Council  iyo ururadda SOCOPA iyo SDS, Masaajidada Somalidda
iyo Gollaha odayaasha Somaaliyeed.

This event is organised in Partnership with Leicester
City Council, Somali Community parents Association (SOCOPA), Somali development
Services (SDS), Mosques and Somali Elders Council.