Sports

Chelsea oo  Xasuuqday kooxda Manchester City Ee Koobka FA Cup
Sports

Chelsea oo Xasuuqday kooxda Manchester City Ee Koobka FA Cup

Chelsea ayaa 5-1 ku xaaqday Manchester City ciyaartii shalayto ee Stamford Bridge iyadoo u soo baxday wareega sideed dhamaadka ee koobka FA Cup. Diego Costa ayaa gool madax ah hogaanka ugu dhiibay Chelsea ka dib karoos ka yimid Eden Hazard, ka hor inta uusan da’ yarka David Faupala u barbareynin […]