Ma dooneysaa inaad wax ka ogaato khatarta carruurtaada kaga imaanaysa isticmaalka internetka???
Ma rabtaa inaad wax ka Baratid waxyeellada dhalinyarada ay u leedahay Baraha xiriirka Bulshada ee Online-ka??
Haddaba ka soo qeyb gal siminaar wacyigalin ah ee la xiriirta arrimaha kor ku xusan oo ka dhici doona xarunta SOCOPA 28da janaayo 2016 9:45-12:00 duhurnimo.

  • Find out about the latest information on online safety
  • Gain insight on social apps children are using, the emerging risks and things children don’t tell adults about
  • Learn about the impact of online bullying
  • Share practical parenting tools to keep in control and children safe
  • Access further support and a range of NSPCC resource for parents

 

THURSDAY, 28th JANUARY 2016

9.45am to 12pm

SOCOPA Centre

19 Brunswick Street, Leicester

LE1 2LP

 

 

.Read More