Change language
Useful Links
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Leicester oo Tacsi u diraya eheladii dadkii lagu xasuuqay dhacdadii Hotel Shaamow

Dhammaan Dadweynaha sharafta leh ee ku nool magaaladan Leicester, waxaan si naxariis leh uga codsaneynaa in ay nagala soo qeybgalaan munaasabadda u tacsiyeeynta dadkii Soomaliyeed ee sida xun loogu xasuuqay dhacdadii Hotel Shaamow maalintii khamiista ee 03 December 2009. Munaasabaddaas goobta ay ka dhaceyso iyo xilliga ay dhaceyso waasida hoos ku qoran

 

Goobta: – St. Matthews Neighborhood Centre Leicester
Taariikhda: 11/12/2009
Saacadda : 16:00�18:30

Waxaan idinka codsaneyna in aad waqtig nala ilaalisaan, annagoo dooneyna in aynu maalintaas ku soo gudbinodareekeena ku aadan dhacdadaas foosha xun.

Ballanteenu waa isxilqaan iyo kasoo qeybgal wanaagsan.
Wixii faahfaahin ah kala soo xiriir

Tel: 01162628632 
Mobile: 07853290875

LATEST NEWS/EVENTS
Video
© 2011 Socopa. All rights reserved.      Design by Ramaas Software.