Meeshu waa Church House West minister London UK,waa habeyn qiima badan ugu fadhiya ummadda Somaalida meel Ay joogtaba waa Habeynka loo asteeyay in Lagu aqoon sado, looguna dabaaldego si loogu daydo shaqsiyaadkan dadaaley oo wax kabadalay naftooda iyo bulshada ay lanool yihiin, tusaalana u noqday ku soo biirinta waxyaalo cusub oo muhiim u ah bulshada.Taas oo ay ku kasbadeen in lagudoonsiiyo abaalmarin caalami ah. Waxaa kaloo munaasabada lagu casumay dad u dhashay Somaali oo masuliyad heer caalami ah haya si ay isku bartaan bulshadooda iskuguna hambalyeeyaan waxaa ka soo qeyb galay Abdulqawi Axmed Yusuf oo madaxweynaha maxkamadda cadaaladda adduunka(president of International Court of Justice)., Ambassador Mohamed Abdi Affey Wakiilka hayadda qaramada midoobey ee daryeelka qaxootiga geeska Africa(UNHCR) Iyo Ilhaan Cumar oo ah gabar xildhibaanad ka ah state of Minnesota in in USA. Iyo dad kaloo farabadan. Waxaa amaan iyo bogaadin iska leh Bahda ladagaalanka qabyaalada iyo eexda (AntiTribilism Movement ) oo soo aggaasintay xafladdan quruxda badan oo kulmisay soomaalida ku kala nool dunidda daafeheeda. Hadaba waxaa sharaf ii aheyd in aan nasiib u yeesho dadkii lagu marti qaaday. Waxeey aheyd xaflad qof kasta oo ka soo qeyb galay uu kalatagay saameyn iyo jaceyl Soomaalinimo Waxaana mahad iyo boggaadin u dirayaa eebe kadib bahdda ATM iyo ISA.
Guul iyo gobonimo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Here is the Church House West minister London UK, it is a great value for the people of Somalia. It is a time to celebrate and celebrate the efforts of these individuals who have made their lives and their communities prosperous, contributing to newcomers to the community. They have earned international awards. The ceremony was also attended by Somali nationals, who have been internationally responsible for coordinating their community and congratulated Abdulqawi Ahmed Yusuf, president of the International Court of Justice, Ambassador Mohamed Abdi Affey the United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) and Ilhan Omar, a Minnesota state legislature in the USA. And many others. It is safe and enjoyable for the AntiTribilism Movement that has come to this glorious party that has gathered Somalis across the globe. Now it was my honor to be the lucky ones. It was a party of everyone who participated in the influence and affection of Somalis

Thank you for sending me thanks to the ATM and ISA.

 

Victory and Honor