19 Brunswick street

Leicester LE1 2LP

01162628632

Support & Advice

Mon - Fri: 9:00 - 17:30

Online Courses always open

NEW LOCKDOWN RULES FOR ENGLAND FROM MONDAY

A law will take effect on Monday 14 September to limit the number of people who can gather in public places, private places and outside public places to 6. This rule does not apply to educational institutions, funerals and workplaces. This law gives the police the power to impose fines of £ 100 for violating this law in the first place, and fines up to £ 3,200 for violating this law more than once. This law is being developed to reduce the risk of people taking Covid-19. It has been found that the number of people taking Covid-19 has increased in recent days, which is believed to be widespread among young people. This law only applies in England. The public is urged to follow and comply with this law, recommendations and messages from the Ministry of Health. The public is being advised not to panic and be aware of the dangers of Covid-19. This is done to reduce the spread of Covid-19 and there are fears that the disease may recur.

Waxaa isniinta 14ka September dhaqan galaya sharci lagu xadadayo inta qof ee kulan iskugu imaan karta gudaha goobaha bulshada kucaweyso, goobaha gaarka looleeyahay iyo banaanka goobaha bulshadu kulanto oo noqoneysa 6 qof kaliya.Waxaa sharcigaan ka baxsan oo uusan quseeyn goobaha waxbarashada, aaska iyo goobaha shaqada.Waxaa Sharcigaan awood u siinayaa Booliska in ay u jaraan ganaax dhan £ 100 ciddii jabisa sharcigaan marka kowaad, waxeyna ganaaxi karaan lacag dhan £ 3200 ciddii ku xadgubta sharcigaan inka badan halmar. Waxaa loo sameynayaa sharcigaan si loo yareeyo dadka qaadaya xanuunka Covid-19. Waxaa la ogaaday in tirada dadka qaadaya Covid-19 ay kor u kacday maalmihii u danbeeyay, taas oo larumeysan yahay in dhalinyaradu aad u fidineyso. Wuxuu sharcigaan ka dhaqan galayaa England kaliya. Waxaa dadweynaha laga codsanayaa in ay raacan oo u hogaansaman sharcigaan ,talootinka iyo fariimaha wasaaradda caafimaadka.
Waxaa dadweynaha la farayaa ama lagu wargalibayaa in aysan isdhigan oo ay ka feejignaadan halista xanuunkan Covid-19.
Waxaa sidaan loo sameynayaa in hoos loodhigo fiditaanka Covid-19 iyo ayada oo laga cabsi qabo in xanuunkan dib u soo labakacleeyo.

Share:

Share on facebook
Share on twitter
Share on linkedin

More Posts

View in web browser Date4 September 2020 Leicester Coronavirus update           Gyms and

Send Us A Message

we will assist you 24/7

Quick Contact

SOCOPA

The Somali Community Parents Association (SOCOPA) was set up in 2005 with the aim of helping Somali refugees and migrants in Leicester understand and access key services including health, education and housing. We act as a focal point for the community, offering practical support and leadership to improve people’s lives.

Ⓒ 2019 - All Rights Are Reserved

Scroll to Top