Change language
Useful Links
Xaflad lagu soo dhaweynayo Lataliyaha wasarada wax Barashada Puntland iyo Aggaasimaha Madaxtooyada Magalada Leicester

Ms. Sahro Ahmed Koshin lataliyaha wasaarada

waxbarashada dawlada Puntland. (MOE) iyo

Dr. Jama Warsame Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Puntland . Waxaa dhamaan shacabweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Magalada Leicester iyo nawaaxigeedda la ogeysiinayaa in Dr. Jama Warsame iyo Ms. Sahro Ahmed Koshin ay warbixin naga siindoonaan

deggaanka Puntland iyo wax barashada ka jirta guud ahaan Somalia gaar ahaan puntland iyo xog waran la xiriira barnamijka ama program shaqo loogu abuurayo dibna logu celinayo qurba joogta somaaliyeed sida ay uga faa’iideysan karaan. Waana xaflad u furan qof kasta oo daneynaya in uu ka soo qeyb galo waxna ka ogaado xaalada Somalia ee Puntland .

Waxaa sharaf u ah bahda hayadda SOCOPA in ay idin ogeysiso idin kuna  martiqaado xaflada soo dhaweynta Dr. Jama Warsame iyo Marwo Sahro Ahmed Koshin.

Goobta iyo Maalinta

Axad, 8th January 2012

4 galabnimo ilaa 7 todobada fiidnimo

St.Mathews Neighbourhood Centre

10 Malabar Road Leicester LE1 2PD

Wixii faah faahin ah, fadlan kala xiriir

Abdikayf  Farah  tel 07853290875/ 01162628632

Saeed Hasan       tel: 07985739305

 

 

LATEST NEWS/EVENTS
Video
© 2011 Socopa. All rights reserved.      Design by Ramaas Software.