Asalamu Aleykum dhamaan xubnaha gollahaan.
Waxaan rabaa in aan idin xasuusiyo in UK, ay ka baxeyso Europe 31ka December 2020. Waxaan og soo nahay in dad badan oo Somali ah deggan Leicester, UK in ay yihiin muwaadiniin ka yimid wadamadda Reer Europe. Sidaa darteed waxaa nala gudboon in aan ku baraarugsanaano saameynta ay nagu yeelan karto. Waxaa jira ilma badan oo noogu dhashay wadankan oo wadamaddii aan ka nimid sida Denmark aysan muwaadin u aqoon saneyn ilmihii ku dhashay dalka dibadiisa oo aan dib ugu noqon ka hor inta uusan gaarin da’da 21 sano. Waxaan og soo nahay in qaadashada Baasaboorka UK in uu yahay lacag aad u badan oo gaareysa
£ 1300 halkii qofba. Marka waxaa nala gudboon in aan abaabul bulsho ka yeelano oo aan ka hadalno dhibkaan nagu soo fool leh.
Greetings to all members of this council. I want to remind you that the UK will leave Europe on 31 December 2020. We know that many Somalis living in Leicester, UK are citizens of European countries. So we need to be aware of the impact it can have on us. There are many children born to us in this country whose countries of origin such as Denmark do not recognize a child born abroad and do not return before the age of 21. We know that obtaining a UK Passport is a huge amount of money £ 1300 per person. So we need to mobilize the community and talk about this problem that is facing us.