ى Eid ul Adha |
SOCOPA would like to congratulate all Muslims wherever they are in the occasion of Eid al-Adha. Inshallah we will share the joy of Eid with our family, relatives and friends. This year is very different from last year and mosques are closed. but we still have a chance to celebrate thank god. The risk of the Covid-19 virus still exists, so we need to keep a distance of two meters and cover our mouths and noses ********************************************************************************************** SOCOPA waxay jeceshahay inay u hambalyeeyso dhamaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaa munaasabada Ciida adxada. Inshallah waxaan la qaadan doonnaa farxadda ciidda qoysaskeena,ehelkeenna iyo asxaabteenaba. Sannadkan aad buu uga duwan yayahy sanadkii hore oo maasjidadu waa xiran yihiin. laakiin wali waxaan haysanaa fursad aan ku ciidno alle mahadi. Khatarta fayrasku Covid-19 wali waa jira, marka waxaa nala ka rabaa in aan ilaalino masaafada labada mitir iyo in aan afka daboolanoku. |