A man and a woman have been arrested after a schoolboy ate a lollipop or mixed candy. When more than 13 students fell ill. Please look at the name and folder of the candy or package. It may be sold in our local stores. So parents should be extra careful.
Nin iyo haweeney ayaa loo xiray kadib markii ilmo iskuuley ah ay cuneen nacnac maandooriye lagu labay ama lagu qasay.
Markii ay ku xanuunsadeen in ka badan 17 cunug oo ardey ah. Fadlan fiirsha magaca iyo galka nacnaca ama packageka. Waxaa suurta gal ah in dukaamada xaafadaheena lagu iibiyo. Marka waa in waalidiintu feejignaan dheeraad ah muujiso.