Tirokoobka 2021

Tirokoobkii waa uu soo socdaa Axad 21 Maarso. In aad buuxisid tirokoobkaaga, waxaad ka caawineysaa qaabeynta bulshadaada 10-ka sanadood ee soo socda. Tirokoobka wuxuu khuseeyaa qof walba.
Tirokoobka waa sahan gaar ah oo dhaca 10-kii sannoba waxuuna na siisaa sawir guud ee dadka ku nool England iyo Wales.



Waxay noo sheegaysaa baahiyaheena. – Waxay kaa caawineysaa in macluumaadka lagu dhex daro adeegyada go’aan gaarista, sida daryeelka caafimaadka, waxbarashada iyo gaadiidka.

Macluumaad dheeraad ah ka hel www.census.gov.uk

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Scroll to Top